Maamulka degmada Jariiban iyo shacabka oo baaq ka soo saaray dagaalka Towfiiq (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka degmada Jariiban iyo shacabka oo baaq ka soo saaray dagaalka Towfiiq (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee kudagaalamaya degmada Towfiiq ee gobolka Mudug. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxgaradka Puntland iyo Galmudug ugu baaqay  in ay kaalintooda wacyigalinta  ay qaataan. Ugu danbayn gudoomiyaha ayaa digniin u diray dadka huninaya dagaalkan.

Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Qaar Kamid Ah Golaha Wasiiradda Dowladda Puntland oo La Dhaariyey.
Muqdisho Banaan bax looga soo horjeedo in laga guuro xaafada dab damiska oo maanta halkasi kadhaca

Guddoomiyaha degmada Jariiban Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa baaq nabadeed u diray dadka walaalaha ah ee kudagaalamaya degmada Towfiiq ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha ayaa sidoo kale waxgaradka Puntland iyo Galmudug ugu baaqay  in ay kaalintooda wacyigalinta  ay qaataan.
Ugu danbayn gudoomiyaha ayaa digniin u diray dadka huninaya dagaalkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: