Waraysi: Waa sidee Xaalada Isbitaalka degmada Jariib ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Waraysi: Waa sidee Xaalada Isbitaalka degmada Jariib ee gobolka Mudug? (dhegayso)

Isbitaalka degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo daryeel caafimaad siiya in kabadan 50 Tuulo oo degmada hoos yimaada ayaa waxaa laga soo deyrinayaa xaalada isbitaalka oo aysan oolin qalab iyo daawo klufilan.

Madaxa caafimaadka ee degmada Jariiban Dr: Maxamed Xuseen Diiriye Timir ayaa Waraysi uu Radio Daljir waxa uu kaga codsaday dawlada Puntland iyo Qurbajoogtaba in laga qayb qaato dhamaystirka baahiyaha Isbitaalka degmada.

Wariye Cabdikhayr Maxamed Jaamac ayuu u waramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0