Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeyn  ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

HomeWararka

Taliska AFRICOM oo ka hadlay duqeyn ka dhacday gobolka Jubbada Dhexe

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradeed oo Saacadihii la

Warka Fiidnimo iyo Xasan Baashi (dhegayso)
Garoowe oo lagu soo dhaweyeey xulka gobalka Nugaal oo ku guulaystay koobka gobaladda Puntland
BOSAASO: Mustafe Cabdi Aadan 7 Sano ayuu la xanuunsanaya Cudurka Dhimirka

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM ayaa waxaa looga hadlay duqeyn diyaaradeed oo Saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday Gobolka Jubbada Dhexe.

Mareykanka ayaa sheegay in duqeynta ay shalay gelinkii dambe ka dhacday Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasi oo ay fulisay diyaarad nooca duuliyaha aan laheyn.

Sidoo kale War kasoo baxay Taliska Mareykanka ee Qaaradda Afrika ee loo yaqaano AFRICOM laguma sheegin Khasaaraha ka dhashay duqeyntii Jilib.

Taliska Mareykanka ayaa sheegay inay socdaan baaritaano ku aadan Khasaraha ka dhashay duqeynta, isla markaana ay dib faah faahin ka bixin doonaan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: