HomeUncategorized

RW Cumar iyo Madaxweynaha Jubbaland oo wali kulamo kuleh Kismaayo

Arbaco, May 27, 2015 (Daljir) — Wafdigii Raysulwasaare Cumar Cabdirashiid ee shalay soo gaadhay magaalada Kismaayo iyo madaxda Jubaland ayaa waxa usocda kulamo goos goos ah.Kulamadan oo ahaa kuwo guud iyo kuwo khaasaba ayaa lagu wadaa in labada dhinac warmurtiyeed ka soo saaraan.

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Baydhabo
DHEGEYSO-Gudiga gurmadka abaarha Puntland oo kahadlay deeqaha soo gaarey.
Dowladda Puntland oo Soo dhaweynaysa Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub

Arbaco, May 27, 2015 (Daljir) — Wafdigii Raysulwasaare Cumar Cabdirashiid ee shalay soo gaadhay magaalada Kismaayo iyo madaxda Jubaland ayaa waxa usocda kulamo goos goos ah.Kulamadan oo ahaa kuwo guud iyo kuwo khaasaba ayaa lagu wadaa in labada dhinac warmurtiyeed ka soo saaraan.

Wafdiga Raysulwasaaraha oo lagu wado in galabta ka dhoofaan magaalada Kismaayo ayaa kormeer ugu baxay xarumaha muhiimka ah ee ku yaala magaalada Kismaayo sida dekadda weyn ee magaalada.

Qodobada lagu wado in labada dhinac warmurtiyeedkooda ku soo baxo ayaa waxaa kamid ah mooshinka aan sharciga waafaqsanayn ee laga geeyay baarlamaanka Jubaland,arimaha isku dhafka ciidamada iyo arimo kale.Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda la shaaciyo warmurtiyeedka.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: