Author: Lakiman

1 72 73 74 75 76 1,487 888 / 17835 POSTS
Madaxweynaha Khaatumo oo booqday jiida hore ee Ciidanka

Madaxweynaha Khaatumo oo booqday jiida hore ee Ciidanka

Ugu horeyn, Hoggaamiyaha ayaa salaan ka qaatay saraakiisha sare ee ciidamada SSC-Khaatumo, isagoona uga sii gudbay fadhiisimaha hore ciidammada difaac [...]
Munaasabada lagu shaacinaya Suldaan Axmed Suldaan Cabdullaahi ayaa lagu qabtay Garoowe

Munaasabada lagu shaacinaya Suldaan Axmed Suldaan Cabdullaahi ayaa lagu qabtay Garoowe

Munaasabad lagu shaacinaya Suldaan Axmed Suldaan Cabdullaahi ayaa lagu qabtay Garowe ee caasimada Puntland. https://youtu.be/JMnC3X_sj1o [...]
Madasha Mucaaradka Puntland: “Waxaan qaadi doonaa talaabooyin aan ku xaqiijinayno inay…

Madasha Mucaaradka Puntland: “Waxaan qaadi doonaa talaabooyin aan ku xaqiijinayno inay…

Madasha Mucaaradka Puntland''Waxaan qaadi doonaa talaabooyin aan ku xaqiijinayno inay qabsoonto doorashadu''. https://youtu.be/_tsLKLOgay4 [...]
Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC: “Doorashada madaxweynaha iyo golaha wakiilada waxay dhacaysaa 25 febaraayo, 2024”

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC: “Doorashada madaxweynaha iyo golaha wakiilada waxay dhacaysaa 25 febaraayo, 2024”

Guddiga doorashooyinka Puntland ee PEC ayaa ku dhawaaqay doorasho qof iyo cod ay soo doorayaan madaxweynaha iyo golaha wakiilada 25 Febaraayo 2024. [...]
“Dadka reer Awdal waxay ka mira dhalinyaan in dhulkooda ay gacanta ku dhigaan,” Xaamid Maasheeye

“Dadka reer Awdal waxay ka mira dhalinyaan in dhulkooda ay gacanta ku dhigaan,” Xaamid Maasheeye

"Dadka reer Awdal oodhan waxay ka mira dhalinyaan in dhulkooda ay gacanta ku dhigaan sidii reer SSC Khaatumo dhulkooda gacanta ugu dhigeen," Aqoonyaha [...]
1 72 73 74 75 76 1,487 888 / 17835 POSTS