Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Soomaali: ”Xildhibaanadaasi waa kheyrka belo ka Jecel oo xanbaarsan afkaarta Somaliland” (dhegayso| daawo )

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Soomaali: ”Xildhibaanadaasi waa kheyrka belo ka Jecel oo xanbaarsan afkaarta Somaliland” (dhegayso| daawo )

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Cali Xuseen Soomaali: ''Xildhibaanadaasi waa khayrka belo ka jecel, xanbaarsan afkaarta Somaliland ...,'' sidaa waxaa yir

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal Bosaaso (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag, Cali Xuseen Soomaali: ”Xildhibaanadaasi waa khayrka belo ka jecel, xanbaarsan afkaarta Somaliland …,” sidaa waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Cali Xuseen Soomaali oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir. Guddoomiyaha ayaa ka warbixiyey xaalka amni iyo horumar ee gobolka Sanaag, sheegayna in ay sanaag ka socdaan mashaariic horumarineed oo ay ka midtahay dhismaha Xero lagu tababaridoono Ciidanka Daraawiishta Puntland, la dhisayo Jeelka Badhan, Xarunta gobolka iyo degmada …

Guddoomiye Cali Xuseen Somali ayaa Sheegay in Xidhibaanda Garoowe ka hadlay ay yihiin “khayrka belo ka jecel, waxa uuna intaa ku daray in ay xanbaarsayihiin afkaarta maamulka somalilnad!”

Wariye Mohamad Hassan Dhalo oo ku sugan Xarunta Daljir Sanaag ee Badhan ayuu Guddoomiye Cali Xuseen Soomaali u warramay.

Hoos kaga bogo.

Hoos ka daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: