Madaxweynaha Puntland iyo Madax kale oo booqday Xarumaha Wasaaradaha Jubbaland (Sawrio)

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland iyo Madax kale oo booqday Xarumaha Wasaaradaha Jubbaland (Sawrio)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday Dekadda magaaladda Kismaayo, qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubaland iyo Xarunta Dhallinyarada ee Maamuus. Madaxweyne Deni waxaa booqashada xarumahan ku wehelinayey Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka mid ah labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya.

Warka Arooryo iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir cWaaq (dhegayso)
Mareykanka oo duqayn ka fuliyay buuraha u dhow Bosaso
Taliyihii Booliska Degmada Afgooye oo Qarax Miino lagu dilay

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa booqday Dekadda magaaladda Kismaayo, qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubaland iyo Xarunta Dhallinyarada ee Maamuus.

Madaxweyne Deni waxaa booqashada xarumahan ku wehelinayey Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo xubno ka mid ah labada Aqal Baarlamaanka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: