Dooni kaluumaysi iyo shaqaalihii saarnaa oo  la soo bad baadiyay (daawo)

HomeWararka

Dooni kaluumaysi iyo shaqaalihii saarnaa oo la soo bad baadiyay (daawo)

Wasiirka kaluumaysiga Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay qaabkii ay ku soo bad baadiyeen Doonidii k

MUQDISHO: Sarkaal ka tirsan Ciidamad Booliska Iyo Askari Ilaalo u ahaa oo Lagu dilay Muqdisho
Warka Fiidnimo iyo Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)

Wasiirka kaluumaysiga Puntland Faarax Cawaash oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa waxa uu ka hadlay qaabkii ay ku soo bad baadiyeen Doonidii kaluumaysi ee ay saarnaayeen 8 Ruux oo Shan kamid ah ay ahaayeen Soomaali halka Saddexda kale laba kamid ah ay u dhasheen dalka Kenya iyo nin carab ah ayaa laga helay dhanka bari ee Puntland kadib markii shalay ay wasaarada kaluumaysiga ay shaacisay in doontaasi lagu layahay badda .

Wasiirka waxa uu uwaramay wariye Xasan Heykal oo Bosaaso Jooga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0