Xafiiska Xuquul Aadanaha Puntland oo qaadacay Awaamiirtii ka soo baxay guddiga amniga gobolka Bari (Akhriso )

HomeWararka

Xafiiska Xuquul Aadanaha Puntland oo qaadacay Awaamiirtii ka soo baxay guddiga amniga gobolka Bari (Akhriso )

War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxayu xafiiska Xuquul Aadanaha ee Puntland ayaa waxaa lagu codsaday in la buriyo warqadii xalay ka soo baxday guddiga amniga ee gobolka Bari oo lagu mamnuucayay shirarka ay qabsanayaan beelaha Puntland. Xafiiska ayaa arintan u cuskaday Dustuurka Puntland qodobkiisa 118aad- 12aad ee xeerka Xuquuqul Aadanaha. Akhriso.

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la sii wado shirka Teendhada Afisyoone ee DFS iyo Dawladaha Xubnaha ka ah (Akhriso)
Caawa & Daljir iyo Jamaal Faarax Aadan, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
FALANQEYN: Soomaaliya sidee uga dhici kartaa doorasho loo dhanyahay? (dhegayso)

War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxayu xafiiska Xuquul Aadanaha ee Puntland ayaa waxaa lagu codsaday in la buriyo warqadii xalay ka soo baxday guddiga amniga ee gobolka Bari oo lagu mamnuucayay shirarka ay qabsanayaan beelaha Puntland.

Xafiiska ayaa arintan u cuskaday Dustuurka Puntland qodobkiisa 118aad- 12aad ee xeerka Xuquuqul Aadanaha.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: