Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay shirka Shirka ganacsiga Turkiga iyo Afrika  (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay shirka Shirka ganacsiga Turkiga iyo Afrika (dhegayso)

Shirka Caalamiga ah ee ganacsiga Turkiga iyo Afrika ayaa ka furmay magaaalada Ankara ee dalkaTurkiga. shirkan waxaa Puntland uga qaybgalay madaxwey

Golaha Ammaanka ee Gobolka Banaadir oo La Magacaabay
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Amray Dardar-gelinta Nidaamka Casriga Ah Ee Diiwaan Gelinta Ciidanka(Sawiro)
MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA BANAADIR OO DHAGAYSATAY KIISKA SAYID CALI

Shirka Caalamiga ah ee ganacsiga Turkiga iyo Afrika ayaa ka furmay magaaalada Ankara ee dalkaTurkiga.

shirkan waxaa Puntland uga qaybgalay madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash iyo wafdi wasiiro ah oo uu hogaaminahay.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cisman Karaash ayaa sheegay in shirkaani ay faa’iido weyn ka helayaan Ganacsatada Soomaaliyeed,isla markaana uu muhiim u yahay kuwa doonaya maalgashiga.

wariye Xasan Heykal ayaa warbixintan ka diyaariyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: