Aragtida dadweynaha Puntland iyo xayiraadii laga qaaday duulimaadyada Kismaayo (dhegayso)

HomeWararka

Aragtida dadweynaha Puntland iyo xayiraadii laga qaaday duulimaadyada Kismaayo (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xayiraadii dhanka duulimaadyada ka qaaday maamulka Jubaland kadib mudo labo todobaad gudahood oo ay saarneed xayiraadaasi. hadaba shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland oo ka qayb galayay barnaamijka Muuqaalka ayaa soo dhaweeyay xayiraadaasi laga qaaday duulimaadyada Kismaayo. wariye Saynab Cadidinuur Maxamed ayaa warbixintan ka diyaarisay. Dhegayso.

Yasiin Axmed cali Dadkani wuxuu u dhimanayaa Calanka soomaliya
XULASHADA DALJIR | CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN | GAROWE 24- NOVEMBER- 2022
Dhalinyaro Abuurtay Fursado Ganacsi oo Daljir La Hadlay (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xayiraadii dhanka duulimaadyada ka qaaday maamulka Jubaland kadib mudo labo todobaad gudahood oo ay saarneed xayiraadaasi.

hadaba shacabka ku dhaqan deegaanada Puntland oo ka qayb galayay barnaamijka Muuqaalka ayaa soo dhaweeyay xayiraadaasi laga qaaday duulimaadyada Kismaayo.

wariye Saynab Cadidinuur Maxamed ayaa warbixintan ka diyaarisay.

Dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Abti yariisoow 5 years ago

    MAXAA faraha u geliyey in uu dhextaagnaado CIDKASTA oo isdooranaysa away sharcigii lagu dhaariyey FARMAAJO yaanan loo dhaqmin si hadcaped nimo ah,MARABNO dhaqankii general BARRE
    IYO WAX shabahaba toona, AXMED waan ognahay 100% he is a president
    Of jubbaland ahaa YAHAY AHAANa
    Doona ilaa iyo waqti

DISQUS: