Warbaahinta Daljir oo Warsaxafadeed ka soo saartay Handadaada Gen Muxiyadiin Gacmey uu ku hayo shaqaalaha Daljir

HomeWararka

Warbaahinta Daljir oo Warsaxafadeed ka soo saartay Handadaada Gen Muxiyadiin Gacmey uu ku hayo shaqaalaha Daljir

Radio Daljir oo Warsaxafadeed soo Saartay,Kuna adan handadaada iyo Cagajuglaynta Gen Muxyadiin Gacmey Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland uu ku Hayo S

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso|daawo)
Axmed Madoobe oo shir Amni kaga dhawaaqay Kismaayo
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Radio Daljir oo Warsaxafadeed soo Saartay,Kuna adan handadaada iyo Cagajuglaynta Gen Muxyadiin Gacmey Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland uu ku Hayo Shaqaalaha Radio daljir,kadib Markii uu Raadiyuhu baahiyeey Warbixino iyo Waraysiyo ku aadan Tacadi ay Ilaalada Jananka ka geeysteen Boosaaso.

Warbaahinta daljir qaar kamid ah shaqaalaheda oo Warbixino ka sameyeey jirdil loo geystay muwaadin Axmed maxamed Abuukar una geeriyooday jirdilkaas ayna geeysteen ilaalada Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Janan Muxiyadiin Axmed Muuse ayuu daaha ka qaaday xaqiiqada jirtaa tas oo sababtay in maaalin cad la yimaado Xarumaha Radio daljir deedna la handado shaqaalaha Radio daljir.

Hoos ka Daawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: