Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa Turkiga (Sawiro)

HomeWararka

Gudoomiyaha Barlamaanka Somaaliya oo Ankara kula kulmay dhigiisa Turkiga (Sawiro)

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJF Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa Maanta waxaa uu halk

DADWEYNAHA GAALKACYO OO KU BAAQAY IN LAGA QEYB QAATO GURMADKA ABAARAHA
Qaramada Midoobay oo kordhiyay mudada howlgalka xafiiska UNSOM ee Soomaaliya
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Gudoomiyaha Golaha shacabka BJF Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ku sugan magaalada Ankara ee dalka Turkiga ayaa Maanta waxaa uu halkaasi kula kulmay dhigiisa Turkiga Mustafa Şentop.

Kulanka ayaa waxaa ay uga wada hadleen xoojinta xiriirka labada Baarlamaan iyo is dhaafsiga khibradaha iyadoo gudiyada 2da Baarlamaan ay is dhaafsan doonaan booqashooyin, sidoo kale waxaa aqoon kororsi iyo tababaro la siindoonaa shaqaalaha Baarlamaanka.

Inta uu soconayay kulanka u dhexeeyay labada dhinac ayaa Guddoomiye Mursal ku casuumay dhigiisa in uu yimaado dalka Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: