RW khayre oo xil u magacaabay Bashiir goobe

HomeWararka

RW khayre oo xil u magacaabay Bashiir goobe

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay Taliyihii xilka laga qaaday ee Ciidamada Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Ma

Dawladda Hoose ee Muqdisho oo maanta furtay tartan Qandaraas oo lagu dayactiraayo ilaa 6 xafiisyo ee Degmooyinka G/Benaadir.
Faroole, the first politician to attack Puntland Parliament, has yet to repent
Kulan Amniga loga hadlayeey oo Garoowe lagu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xil cusub u magacaabay Taliyihii xilka laga qaaday ee Ciidamada Asluubta Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe).

Xeer uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha oo lagu howlgelinayay Wakaaladda Dhismaha Soomaaliyeed ayaa Bashiir Goobe looga dhigay inuu noqday Maareeyaha Guud ee Wakaaladdaas.

Sidoo kale waxaa xeerka lagu sheegay in Xarunta Wakaaladda Horumarinta Dhismaha Soomaaliyeed ay noqon doonto Xarunta Hey’adda TIKA/Bisha Cas ee laga leeyahay dalka Turkiga ee ku taal degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: