Maxkamada Sare ee Puntland oo dil toogasho ku xukuntay raggii kufsaday Caasho Ilyaas (dhegayso)

HomeWararka

Maxkamada Sare ee Puntland oo dil toogasho ku xukuntay raggii kufsaday Caasho Ilyaas (dhegayso)

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa maanta xukun dil toogasho ah waxa ay ku riday saddex dhalinyaro ah oo ku eedeesnaa kufsigii Gaalkacyo Bi

Warka Duhurnimo iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar (daawo)
Madaxweynaha JFS oo ka qeyb galay caleemo saarka Madaxweynaha cuusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed
Djibouti’s Dilemma: Balancing Regional Politics and National Interests

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa maanta xukun dil toogasho ah waxa ay ku riday saddex dhalinyaro ah oo ku eedeesnaa kufsigii Gaalkacyo Bishii Febraayo ee sanadkan 2019 loogu gaystay Caasho ilyaas Aadan oo 12 jir ahayd.

Saddexdan nin ee dilka lagu xukumay ayaa laba kamid ah waxa ay yihiin walaalo, waxayna madaxkamada sare ay xukunka ku raacday maxkamada racfaanka ee gobolka Nugaal.

Ragga dilka lagu xukumahy ayaa magacyadoodu waxa ay kala yihiin:
1-Cabdi Fataax Cabdiraxmaan Warsame
2-Cabdisalaan Cabdiraxaan Warsame
3 Cabdishakuur Maxamed Dige

Gudfoomiye Kuxigeenka Maxkamada ayaa ku dhawaaqay xukunka.

Hoos ka dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: