Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

Madaxweynaha DDS oo hambalyo u diray umadda islaamka ah

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa dhamaan shacabka deegaanka soomaalida ee jooga dal iyo dibadba shacabka mu

JIGJIGA: Maamulka DDS oo soo dhaweeyay heshiiska xabad joojinta Canfarta & Soomaalida
Siyaad Maxamed Maxamuud oo kamid ah Bulshada Ku nool Tuulada Wirinwiraale ee Dagmada Dannood ayaa sheegay inaysan haysanin adeegyada aasaasiga
AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

Madaxwaynaha dowlada deegaanka soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa dhamaan shacabka deegaanka soomaalida ee jooga dal iyo dibadba shacabka muslimiinta ee dalka iyo muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeeyey munaasabada qaaliga ah ee ciidal odxada oo maalinta bariya caalamka laga ciidayo.

Madaxwaynaha Dds ayaa shacabka deegaanka soomaalida ilahay uuga baryay inay ku ciidaan nabadgalyo,caafimaad qab,isjacayl,iscafis iyo midnimo umadeed.

Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar ayaa sheegay in sidii dhaqankeena ahayd shacabku iskunariiisasho iyo istaageerid iskumuujiyaan iskana warqaban sida lookala hayn roon yahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: