Ra’iisul Wasaare khayre oo Kormeer Ugu Tegay Guutada 15-ad ee qaybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka (Daawo)

HomeWararka

Ra’iisul Wasaare khayre oo Kormeer Ugu Tegay Guutada 15-ad ee qaybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka (Daawo)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan g

Xiddigta Hollywood Ubax Maxamed iyo sidii ay magaceeda u nacday
Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta oo soo bandhigtay Halbeegyada u qabsoomay
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeer ugu tegay ciimada xoogga dalka ee ka tirsan guutada 15-aad ee taliska qaybta 21-aad, oo ka kooban ciidamadii dhawaan la qarameeyay ee Ahlu Sunna iyo ciidamadii qaybta 21-aad ee magaalada Dhuusamareeb, kuwaas oo hadda diyaar u ah howl-gallo lagu baacsanayo argagaxisada.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ciidamada ugu tegay kormeer dhiirri gelin iyo dardaaran ah ayaa ku boorriyay in ay si wadajir ah uga shaqeeyaan midnimada, qarannimada, sugidda amniga iyo howl-gallada argagaxisada looga xoreynayo deegaannada ay uga suganyihiin dowlad gobaleedka Galmudug.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: