Ururka Haweenka gobolka Haylan oo eedeen ujeediyay guddiga qaban qaabada munaasibada 1da August (dhegayso)

HomeWararka

Ururka Haweenka gobolka Haylan oo eedeen ujeediyay guddiga qaban qaabada munaasibada 1da August (dhegayso)

iyadoo laba maalin un ay inooga harsan tahay xuska sanad guurada 21aad ee Aas aaskii Puntland, ayaa qaabka ay u socoto qaban qaabada munaasibada wax

Madaxweynaha Puntland oo shaqadii ka joojiyeey duqa degmadda Bosaaso (Akhriso)
Muran ka taagnaa Garoowe oo xal laga gaaray (dhegayso)
38 qof oo ku dhimatay roobab ka da’ay dalka Yemen

iyadoo laba maalin un ay inooga harsan tahay xuska sanad guurada 21aad ee Aas aaskii Puntland, ayaa qaabka ay u socoto qaban qaabada munaasibada waxaa dhaliilay Ururka haweenka ee gobolka Haylan.,

Guddoomiyaha Ururka Haweenka ee gobolka Hayland Faadumo Maxamuud Yuusuf ayaa waraysi ay siisay radio Daljir waxa ay ku sheegtay in dad mansabkeeda sheeganaya ay guddiga ku casuumeen munaasibada xuska Aaas aaskii Puntland.

wariye Xasan Heykal ayay uearantay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: