Jabhadda Col Caarre oo deegaano ka qabsatay Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Jabhadda Col Caarre oo deegaano ka qabsatay Somaliland (Daawo)

Saraakisha Jabhada Caare oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa shegay shegay inay degaano ka qabsadeen Ciidamadda maamulka somalidiidka ah ee Somaliland. Afhayeen u hadlay Jabhada Col caare ayaa sheegay in ciidamadda Maamulka Somaliland kala wareegeen degaanka Mayd ee gobalka sanaag isla markaan ay ka dileen Ciidamadda Somalidiidka 20 Askari. Hoos kaga bogo

Caawa & Daljir iyo Xuseen Madar , Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Wararkii ugu dambeyey ee Werarka kismaayo (Daawo)

Saraakisha Jabhada Caare oo shir Jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa shegay shegay inay degaano ka qabsadeen Ciidamadda maamulka somalidiidka ah ee Somaliland.

Afhayeen u hadlay Jabhada Col caare ayaa sheegay in ciidamadda Maamulka Somaliland kala wareegeen degaanka Mayd ee gobalka sanaag isla markaan ay ka dileen Ciidamadda Somalidiidka 20 Askari.

Hoos kaga bogo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: