Maamulka gobalka Banaadir oo gudi magacaabay

HomeWararka

Maamulka gobalka Banaadir oo gudi magacaabay

Ku simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna ku xigeenka duqa dhanka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad Alle ayaa magaacabay guddi ka shaqeeya xaaladda deg deggaa, si loo dardargeliyo adeegyada ay Dowladda Hoose ee Xamar u hayso shacabka Caasimadda loogana warqabo dadkii waxyeelada kasoo gaartay mashaqadii dhacday.

Midowga Afrika oo shaaciyay tirada dalalka Afrika uu soo gaaray Coronavirus
Qardho: Maanka Dadwaynaha iyo Mikroofanka Daljir (dhegayso)
Dowladda Qatar oo war ka soo saaray dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo Kenya (Akhriso)

Ku simaha Duqa Magaalada Muqdisho ahna ku xigeenka duqa dhanka Maamulka iyo Maaliyadda Ibraahim Cumar Mahad Alle ayaa magaacabay guddi ka shaqeeya xaaladda deg deggaa, si loo dardargeliyo adeegyada ay Dowladda Hoose ee Xamar u hayso shacabka Caasimadda loogana warqabo dadkii waxyeelada kasoo gaartay mashaqadii dhacday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: