Golaha Naafadda oo ka hadlay Muqdisho qaraxyo ka dhacay

HomeWararka

Golaha Naafadda oo ka hadlay Muqdisho qaraxyo ka dhacay

Golaha Naafada Soomaaliyeed ayaa Codsi udiray Warbaahinta iyo Dadka Isticmaala Baraha Bulshada oo ku aadan ruux ka mid ahaa Golaha Naadaafadda oo ku dhintay Qaraxii dowladda Hoose, islamarkaana qaar ka mid ah bulshadda Soomaaliyeed ay sheegeen in uu ahaa ruuxii isku qarxiyay xarunta dowladda Hoose.

Ayub Abdirizak
DFS oo Dowladda Canada kala hadashay u gurmashada dadka ay saameysay Abaarta
Maxay ku heshiiyeen madaxweyne yaasha Koonfur Galbeed Iyo Hirshabeelle? (Akhriso)

Golaha Naafada Soomaaliyeed ayaa Codsi udiray Warbaahinta iyo Dadka Isticmaala Baraha Bulshada oo ku aadan ruux ka mid ahaa Golaha Naadaafadda oo ku dhintay Qaraxii dowladda Hoose, islamarkaana qaar ka mid ah bulshadda Soomaaliyeed ay sheegeen in uu ahaa ruuxii isku qarxiyay xarunta dowladda Hoose.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: