Madaxweynaha Puntland oo Magaca Ka Bedelay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland.

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo Magaca Ka Bedelay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr-37, ee Luulyo, 03, 2019, magaca kaga bedelay Wasaaradda Cadaala

Bilicda Iyo Beeraha Magaalada Dhagaxle ee Dagmada Gursum Ee Gobolka Faafan DDS (Sawiro)
MBS, Dhaxalsugaha Boqortooyada: “Sacuudi Carabiya Diinta Waafiga ah Waa ku soo Celinayaa”
SULDAAN CABDI SHUGRI XAASHI OO HADALEY XAALADA DALKA XILIGAN& XILKA UU DOONAYA MD DENI

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr-37, ee Luulyo, 03, 2019, magaca kaga bedelay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta Dowladda Puntland.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu arkay: Xeer Madaxweyne Lr 01, ee February, 03, 2019, kuna Saabsanaa Magacaabidda Golaha Xukuumadda Cusub

Markuu tixgeliyey: Dib u habaynta lagu sameeyey Wasaaraddaha iyo Hay’adaha kala duwan ee Dowladda.

Wuxuu xeeriyey:

1. Waxaa Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta loo bedelay magac cusub oo ah Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka.

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: