Degmada Buursaalax  oo laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar (dhegayso)

HomeWararka

Degmada Buursaalax oo laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar (dhegayso)

Degmada Buursaala ee gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar taas oo ku timid si isku tashi ah, waxaan iska kaashaday shacabka degmada iyo qurba joota degmada ka soo jeeda. Hadaba Gudoomiyaha degmada Buursaala Maxamed Saleebaan Diiriye, wariyaheena Hodan Sulub Diin ayuu uwaramay.

Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
RIYADII RUMOWDAY | Dekadda Garacad oo habeen shaqeyneysa (Sawiro)
Puntland oo digniin u dirtay Shaqaalaha Ajaanibta ah

Degmada Buursaala ee gobolka Mudug waxaa laga hirgaliyay Ceelbiyood ku kacay dhaqaale gaaraya 50 kun oo doolar taas oo ku timid si isku tashi ah, waxaan iska kaashaday shacabka degmada iyo qurba joota degmada ka soo jeeda.

Hadaba Gudoomiyaha degmada Buursaala Maxamed Saleebaan Diiriye, wariyaheena Hodan Sulub Diin ayuu uwaramay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: