Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo aqbalay inay doorashadda Galmudug dhacdo

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug Xaaf oo aqbalay inay doorashadda Galmudug dhacdo

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu Aqbalay in qabto la Doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Galmudu

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
MAREYKANKA OO DIGNIIN ADAG U DIREY MADAXWEYNE FARMAAJO (daawo)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa waxaa uu Aqbalay in qabto la Doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Galmudug,kadib markii dhawaan uu diiday.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa waxaa lagu shaaciyay marka hore in gebi ahaan uu burburay heshiiskii Jabuuti ee Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca oo lagu saxiixay Muqdisho 6-da Bishii December 2017.

Sidoo kale Madaxweyne Xaaf ayaa ogolaaday in la qabtay Doorashada Galmudug,isla markaana tilmaamay in Galmudug iyo Dowladda Federaalka ay ka wada shaqeynayaan sidii loo qaban lahaa Doorshada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: