MAANHADAL: Kulan-bulsheedka degmada Baran | Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir (dhegayso )

HomeWararkaMAANHADAL

MAANHADAL: Kulan-bulsheedka degmada Baran | Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir (dhegayso )

Lulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij todobaadle ah oo todobaadkiba maalinta jimcaha ad ka dhegaysataan Rad

MAANHDAL: Bulshada rayidka ah & Soomaaliya gaar ahaana Puntland fahamka laga haysto Bulshada Rayidka ah?,
MAANHADAL: Suurtagalnimada doorasho qof iyo Cod ah oo xiligan ka dhacda Puntland
Dhagayso Maanhadal oo lagu casumay General C/risaaq Afgaduud, General Carays, iyo W/hore ee Maaliyada Soomaaliya Cawil

Lulanti wacan dhegaystayaal ku soodhawadda Barnaamijka Maanhadal oo ah Barnaamij todobaadle ah oo todobaadkiba maalinta jimcaha ad ka dhegaysataan Radio daljir.

Maanhadal todobaadkan wuxuu ku saabsanyahay Kulan-bulsheedka degmada Baran | Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir: Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, weydiiso hiigsigooda iyo himiladooda; maantana waa Baran iyo degmada gobolka kala barta iyo muwaadiniinta oo su’aalo weydiinaya masuuliyintooda Dowladda Puntland.

Wariye Axmed Sheekh maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka Bosaaso ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0