Ciidamadda dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho

HomeWararka

Ciidamadda dowladda oo xalay howlgalo ka sameyeey Muqdisho

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Degmada Dayniile Gobolkaan Banaadir. Ciidamada ayaa howlgalka in

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Gobolada ay maamulaan Kooxda Al-shabaab oo maanta laga Ciiday
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Degmada Dayniile Gobolkaan Banaadir.

Ciidamada ayaa howlgalka intiisa badan waxa ay ka sameeyeen xaafado bartilmaameed u ahaa,isla markaana waxaa ay baaritaano ku sameeyeen Guryo ku yaalla halkaas.

Sidoo kale Ciidamada ayaa howlgalka waxa ay ku qabteen dhalinyaro farabadan kuwaas oo ay weeydiinyen Su’aalo dhowr ah,in kastoo markii dambe qaarkood dhalinyaradaas ay siidayeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: