Guddoomiyaha degmadda Sin-ujiif oo ka hadlay dhismaha wadada xiririsa gobalada dalka (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha degmadda Sin-ujiif oo ka hadlay dhismaha wadada xiririsa gobalada dalka (dhegayso)

Guddoomiyaha degmadda Sin-ujiif Cabdulaahi Siciid jaamac oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa ka hadlay halkay marayso dhismaha wadada sin-ujiif oo xiririsa gobalada dalka dhawaana samayn ku yeeshay robaabki Puntland ka da’ay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in si kumeel gaar ah wadadaas loo dayactiray haddana lagu gudda jiro sidi loo dhamaystiri lahaa.

Xaliimo Puntland: Muusoow waa kula garramayaa ila gar-hadal
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo digniin Culus soo saaray

Guddoomiyaha degmadda Sin-ujiif Cabdulaahi Siciid jaamac oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa ka hadlay halkay marayso dhismaha wadada sin-ujiif oo xiririsa gobalada dalka dhawaana samayn ku yeeshay robaabki Puntland ka da’ay.

Guddoomiyaha ayaa sheegay in si kumeel gaar ah wadadaas loo dayactiray haddana lagu gudda jiro sidi loo dhamaystiri lahaa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: