Sarkaal katirsan ciidamada Puntland oo qarax lagula eegtay Bosaaso

HomeWararka

Sarkaal katirsan ciidamada Puntland oo qarax lagula eegtay Bosaaso

Sarkaal katirsan ciidamada Puntland ee aaga Galgala ayaa qarax miino xalay loogu xiray guriga uu ka daganaa magaalada Bosaaso. Qaraxan ayaa ahaa

Ujeedooyinka Soonka Bisha Ramadan Fadliga leedahay Qeybta 2aad Sh Ahmed Taajir) Minneapolis MN
Madaxweyne Farmaajo oo ugu hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sanad-guurada 60-aad
Warkii Xulashada Daljir iyo Axmed Sheekeeye Garoowe (dhegayso)

Sarkaal katirsan ciidamada Puntland ee aaga Galgala ayaa qarax miino xalay loogu xiray guriga uu ka daganaa magaalada Bosaaso.

Qaraxan ayaa ahaa mid lagu dhajiyay darbiga guriga,waxaan laga maqlay xalay jugtiisa intabadan xaafadaha magaalada Bosaaso.

majirto ilaa iyo haatan cid wax ku noqotay qaraxan lala beegsaday sarkaalkan iyo ilaaaladiisa,marka laga reebo burbur uu ugaystay guriga.

Weerarada noocan oo kale ah ayaa intabadan waxaa gaysta kooxaha xiriirka laleh Argagixisada ka dagaalanta Buuralayda Galgala ee gobolka bari.

Majirto ilaa iyo hada cid dowladda katirsan oo ka hadshay qaraxan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: