Madaxwayne Farmaajo oo dhambaal usoo diray ardayda imtixaanka shahaadiga u fadhida (sawiro)

HomeWararka

Madaxwayne Farmaajo oo dhambaal usoo diray ardayda imtixaanka shahaadiga u fadhida (sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa boggaadiyey sida ay kusoo dhammaadeen Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose i

Xulashada Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Shir-gudoomiyay Kulanka Tubta Siyaasadda loo Dhanyahay (Sawiro)
Boosaaso: Xubinta Sicirka & Maciishada Suuqyadda Boosaaso

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi ayaa boggaadiyey sida ay kusoo dhammaadeen Imtixaanaadka Dugsiyada Hoose iyo Dhexe ee dalka.

 

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in ardayda Soomaaliyeed ay yihiin rajada Dalka, sidaas darteedna ay muhiim tahay in dhiiri gelin iyo garab istaag mar walbo loo muujiyo.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa kula dar-daarmay ardayda Dugsiyada Dhexe iyo kuwa Dugsiyada sare ee dalka in ay dadaalaan, si ay uga gudbaan Marxaladaha muhiim ah ee Noloshooda, qeybna uga noqdaan Gacmaha dhisaya dalkeenna.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyey ardayda Dugsiyada sare ee dalka inay guuleystaan, Natiijo fiicanna ay ka keenaan Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dawladda.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: