Faadumo Jaamac Jibriil“Ololihii ka hortaga xaalufka deegaanka guul ayaan ka gaarnay” ( dhegayso)

HomeWararka

Faadumo Jaamac Jibriil“Ololihii ka hortaga xaalufka deegaanka guul ayaan ka gaarnay” ( dhegayso)

Faadumo Jaamac Jibriil oo u dhaq dhaqaaqda ka hortaga xaalufka deegaaka ee Puntland ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay radio Daljir waxa ay uga hadas

Madaxweyne Kuxigeen Camey: “War Daaroodba isma soo gaaraan Muuse wuxuu naga dilo daaye waxar nagama dilin.”
Eheladda gabar Badhan lagu kufsaday oo daljir la hadlay (Daawo)
Gudoomiyaha MAP oo y tababar ku saabsan maaraynta masiibooyinka u soo xiray wariyaasha Qardho.

Faadumo Jaamac Jibriil oo u dhaq dhaqaaqda ka hortaga xaalufka deegaaka ee Puntland ayaa waraysi gaar ah oo ay siisay radio Daljir waxa ay uga hadashay guulihii laga gaaray ka hortaga xaalufka iyo caqabadihii ay kala kulmeen .

Waxa ay sheegtay in dhuxukaysatada ay yihiin dad hubaysan, ilaa iyo haatan aysan jirin dowladda wax ka qabata.

Waxa ay sheegtay in ololihii ay galeen ee lagaga hortagayay xaalufka deegaanka uu gaar heer dadku ay isxil qaamaan oo ay xoolo dhaqatada ay dhuxulayaasha la dagaalamaan.

Faadumo Jibriil ayaa ku guuleysatay abaalmarinta caalami ah ee ku saabsan ilaalinta deegaanka
wariye Xasan Heykal ayay uwarantay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: