Madaxweyne Ku-xeenka Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayey Safiirka Dalka Yaman Ee Soomaaliya.

HomeWararka

Madaxweyne Ku-xeenka Puntland oo Qasriga Madaxtooyada Garoowe Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayey Safiirka Dalka Yaman Ee Soomaaliya.

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe

MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO MAGACAABAY GUDDOOMIYEYAASHA IYO GUDDOOMIYE KU-XIGEENADA DEGMOOYINKA BOOSAASO, GAROOWE IYO GAALKACYO.
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo Maamuus Qaran u sameeyey Geesiyaashii naftooda u huray Xornimada, Qarannimada iyo Midnimada Dalka

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefti ballaaran oo uu hogaaminayo safiirka dalka Yaman ee Soomaaliya Ambassador Fahad Ali Ahmed Al-Hinaq.

Weftiga Safiirka ayaa waxaa qayb ka ahaa Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Yaman Mudane Caarif Maxamed Cali, waxaana kulanka uu Madaxweynuhu la qaatay weftigani ku wehelinaayey Wasiir Ku-xigeennada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyadda, Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda iyo Agaasime Ku-xigeeka Madaxtooyada dowladda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: