Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka somaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo Garoowe soo gaaray (Daawo)

HomeWararka

Guddoomiye ku xigeenka Barlamaanka somaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo Garoowe soo gaaray (Daawo)

Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo G

MUQDISHO | mid kamid ah raga xoolaha qala oo muqdisho lagu dilay
Maxaad ka ogtahay shidaalka iyo macdanta kujirta baddeena ay Kenya ku doodayso? (daawo)
QARDHO: Shaqaalaha iyo ciidanka madaxtooyada oo raashin wareejiyey

Wafdiga Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee BFS Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay ku jireen Xildhibaano Golaha Shacabka ka tirsan iyo Guddoomiyaasha Golayaasha Wakiiladda ee Dowlad Goboleedyada Dalka waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Garoowe kusoo dhoweeyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdixakiin Maxamed Axmed iyo Xildhibaanno ka tirsan golaha wakiiladda Dowlad Goboleedka Puntland.

Hoos Kadaawo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: