Maamulka koonfur galbeed oo hakiyeey wadashaqayntii xisbiyadda siyaasadeed ee dalka (Akhriso)

HomeWararka

Maamulka koonfur galbeed oo hakiyeey wadashaqayntii xisbiyadda siyaasadeed ee dalka (Akhriso)

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu hakiyay wadashaqeyntii kala dhexee

Qarax kadhacay suuq ku yaala magaalada Muqdisho iyo khasaare ka dhashay (sawiro)
Mudanayaasha Aqalka Sare oo maanta yeeshay dood kulul
Guuxa maanka dadweynaha: Dadka maanta Soomaaliya xukuma Soomaali ma aha! (dhegayso/daawo)

War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu hakiyay wadashaqeyntii kala dhexeeysay Ururada iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira.

Sidoo kale Wasaaradda Arimaha Gudah Koonfur Galbeed ayaa ku wargelisay dhammaan Ururada iyo xisbiyada siyaasadeed ee heer federal iyo dowlad Goboleed in ay dib u dhigaan shaqooyinkii ugu qorsheysnaa inay ka qabtaan deegaanada Koonfur Galbeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: