Barlamaanka Somaaliya oo Kalfadhigii 5-aad yeelanaya

HomeWararka

Barlamaanka Somaaliya oo Kalfadhigii 5-aad yeelanaya

Waxaa maanta lagu wadaa in uu sirasmi ah uu u furmo kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Sooma

Maxaa lagu xasuustaa qaraxii Zoobe, 2 sano kadib maanta oo kale 14kii Oktoobar? (dhegayso)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
QM oo war ka soo saartay shirka Arrimaha doorashooyinka ee Muqdisho ka furmaya

Waxaa maanta lagu wadaa in uu sirasmi ah uu u furmo kalfadhigii Shanaad ee mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliy,si ay u dardargeliyaan howlaha horyaala.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu sirasmi ah uu u furo kalfadhiga 5-aad ee Golaha shacabka,kadib markii ay ka soo laabteen xildhibaanadu fasax ay kujireen kaasi oo dhamaaday.

Qaban qaabo ku aadan qabsoomidda munaasabadda furitaanka ayaa haartan ka socota xarunta dugsiga tababarka booliska ee Janaraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Ammaanka ayaa siweyn loo adkeeyey,waxaana ammaanka siweyn u adkeynayaa ciidamad anabadgeliyada iyadoo la xirey wadooyinka soo gala xarunta uu ka furmaya kalfadhiga baarlamaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: