Taliyihii ciidamada Daraawiishta Puntland oo iscasilay

HomeWararka

Taliyihii ciidamada Daraawiishta Puntland oo iscasilay

Taliyihii ciidamada Daraawshta dowladda Puntland Genaraal Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen ayaa maanta xilkii iska casilay . waxa uu warqada iscasila

Madaxweynaha Imaaraad Carabta oo Cisbitaalka ku booqday Saraakiishii logu dhaawacay Muqdisho.
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
CAAWA IYO DALJIR CABDIXAKIIN XUSEEN XASAN GAROWE (DHAGEYSO)

Taliyihii ciidamada Daraawshta dowladda Puntland Genaraal Cabdishukri Cabdullaahi Xuseen ayaa maanta xilkii iska casilay .

waxa uu warqada iscasilaadiisa uu ugudbiyay madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdilaahi Deni,lamana oga ilaa iyo haatan in uu ka aqbalay madaxweynaha.

Warar hoose oo ay Daljir helayso ayaa sheegaya in iscasilaada taliyaha ay sabab utahay in isaga iyo madaxweyne Deni ay isku fahmi waayeen ka jawaabista daan daansiga maamulka Soomaaliland .

Taliyaha ayaa madaxweynaha ka codsaday in Puntland si deg deg ah ay uga jawaabto qabsashada deegaanka Yube ee gobolka Sanaag, balse madaxtooyada ayaa talo soojeedinta tyaliyaha ka dhaga adeegtay .

Sidookale waxaa isna xilkii uu hayay iska casilay Abaanduulihii ciidamada Daraawshta Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: