MAANHADAL: Cabashada Kaluumaysatada Bosaaso (dhegayso)

HomeWararka

MAANHADAL: Cabashada Kaluumaysatada Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda

Kormeerka Radio Daljir ee xarumaha Cadaalada degmada Caabudwaaq (Sawiro)
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Wafdi kasocda Midowga Yurub (Sawiro)
Guddoomiyaha Dalladda Dhallinyarada Puntland PYAN & Doodda PUNSA

Kulanti wacan oo wanagaansa dhagaystiyaal meel walbaad dunida kajoogtaan kusoo dhawadda Barnaamijka Maanhadal oo jimco walba an ku falanqeyno xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hadba mowduuci taagan.

Barnaamijka Maanhadal Todobaadkan waxaan kusoo qaadan doona cabashada kaluumaysatada Bosaaso iyo go,aankii dowladda ay uga rartay Suuqii kaluunka .

Axmed Sheekh Maxamed (Tallman) ayaa Barnaamijka kasoo jeedinaya Xarunta Daljir ee Bosaaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: