Ceebta Bosaso iyo Musuqmaasuqa Adeeggii Bulshada ee isku tashiga (daawo)

HomeWararka

Ceebta Bosaso iyo Musuqmaasuqa Adeeggii Bulshada ee isku tashiga (daawo)

  Maxamuud Cabdi Ibraaahim ayaa warbixintaan diyaariyay. https://www.facebook.com/RDaljir/videos/248128486117647/UzpfSTE4NDM3MzQzMjk6MTAyMT

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Gaalkacyo: Shirka Nabadda Gobolka oo Furmay
Kooxo hubaysan oo Afgooye ku dilay Wariye

 

Maxamuud Cabdi Ibraaahim ayaa warbixintaan diyaariyay.

Baraha bulshada ayaa maalmahan aad loogu falanqeeyey wadada Halbowlaha u ah magaalada in la musuqmaasuqay, iyadoona tani tahay aragti ay inbadan oo ka mid ah dadka baraha bulshada isticmaala ay sheegayaan.Haddaba sidee ayaa loo maamulay mashruuca dayactirka wadada halbowlaha ee Bosaso?Miyaa la musuqmaasuqay?!Ceeldaahir iyo Cerigaabo waa guddi madaxwaynihii hore Puntland Cabdiwali Gaas uu u magacaabay dhismaha wadada Ceeldaahir iyo Cerigaabo oo weli shaqadiisu socoto, waxaana uu iminka uu guddigaasi gacanta ku hayaa dhismaha wadada hal bowlaha ah ee Bosaso, goorma ayuu guddigaasi uu isku badalay shirkad ganacsi? Su'aalahaasi iyo kuwa kalle ku dhagayso warbixintaan uu diyaariyay Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Posted by Radio Daljir on Saturday, February 23, 2019

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: