Muuqaalka Bulshada : Guryaha Bosaso lagama kirayn karo qof aan dowladdu fasixin iyo falceliska shacabka(dhegayso)

HomeWararkaBarnaamijyada

Muuqaalka Bulshada : Guryaha Bosaso lagama kirayn karo qof aan dowladdu fasixin iyo falceliska shacabka(dhegayso)

  Taliska booliska Puntland ayaa shacabka ku amray inay guryaha ka kireen qof aan ogolaansho ka helin  dowladda hoose ee Bosaso, qofkii gurigi

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
DHEGEYSO-Labo ruux oo harraad ugu dhintay koonfurta Gobolka Mudug
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

 

Taliska booliska Puntland ayaa shacabka ku amray inay guryaha ka kireen qof aan ogolaansho ka helin  dowladda hoose ee Bosaso, qofkii gurigiisa ka kireeya dadka ammaan darida wada, waxaa ay dowladdu ay la wareegi doontaa dhammaan hantida iyo gurigaasi, sida uu sheegay taliyaha booliska Puntland Muxyadiin Axmed Muuse, iyadoo ay howlgallo ammaanka lagu sugayo ay ka socdaan magaalada Bosaso oo horay dilal ay uga dhaceen.

Go’aankan ayaa yimid xilli horay dilal uga dhaceen magaalada Bosaso, iyadoo shacabka lagu dhaliilo inay gabaad siiyaan kooxaha falalka gaysta, aanay doorna ka qaadan arrimaha ammaanka lagu xoojinayo.

Haddaba sidee ayaa go’aankan looga arkaa, shacabka magaalooyinka Puntland iyo Caabudwaaq Galmudug ayaa ka hadlaya.

Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa kasoo tebinaya Daljir xaruntiisa Bosaso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: