Wasiirka Maaliyadda DFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Somaaliya

HomeWararka

Wasiirka Maaliyadda DFS oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Somaaliya

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya H.E.

Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)
SAFARKII BURAAN & FAADUMO DEGGAN DAAHIR (daawo)
Ciidamadda Amniga gobalka bari oo howlgalo xalay ka sameyeey Bosaaso (Daawo)

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdirahmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya H.E. Qin Jian.

“Waxaan ku faraxsanahay in aan kulan wax ku ool ah oo ku saabsan dib-u-habeynta Maaliyadeedka iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya aan la yeeshay Safiirka Shiinaha u fadhiya Muqdisho H.E. Qin Jian.”ayuu yiri Wasiir Bayle

Mudane Abdirahmaan Ducaale Beyle Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Dalka Shiinaha uu yahay taageero muhiim ah iyo saaxiib xiriir taariikhi ah la leh Soomaaliya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: