Sirdoonka dalka maraykanka oo sheegay in daacish wali an laga adkaan

HomeWararka

Sirdoonka dalka maraykanka oo sheegay in daacish wali an laga adkaan

Agaasimaha Hay’adda sirdoonka qaranka Mareykanka Dan Coats ayaa sheegay in kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee Daacish ay wali amarto kumanaan d

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Khartuum Kula Kulmay Jaaliyadda Iyo Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan
Raysal Wasaare Khayre “Runtii waxaa jira kuwa mar walba raadiya Xumaanta, kuwaas waxaan leeyahay waad fashilanteen”
DAAWO WARAYSIGA HOOYO MACALIMAD AH OO KU NOOL DEGAANKA FARATOOYO EE DEGMADA BURTINLE

Agaasimaha Hay’adda sirdoonka qaranka Mareykanka Dan Coats ayaa sheegay in kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee Daacish ay wali amarto kumanaan dagaalamayaal ah oo ku sugan gudaha Ciraaq iyo Suuriya waxa ayna xambarsan yihiin fikrado khatar ah inkasta oo dhulal badan laga qabsaday.

Waxaa uu sheegay in wali ay taagan Khatarka Kooxda Daacish ee ku wajahan qaar ka mid ah dalalka Caalamka.

Hadalka Agaasimaha ayaa yimid ka dib markii dhawaan uu sheegay madaxweyne Trump in kooxda isugu yeerta dowladda Islaamka ee IS laga adkaaday uuna taasi u coskaday in ciidamada Mareykanka laga soo saaro Suuriya.

Waxa uu sidoo kale sheegay Mr Coats in madaxweyne Trump uu sumcad ku helay inuu caalamka ka dhigayo goob nabdoon uuna la kulmayo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, isago oo ku shaaciyay bartiisa twiterka in halistii nuklerka ay dhammaatay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: