Wacaal darey ah:  Dowaldda Soomaaliya oo shaqo joojin ku samaysay Nicholas Haysom

HomeWararka

Wacaal darey ah: Dowaldda Soomaaliya oo shaqo joojin ku samaysay Nicholas Haysom

Dowladda Soomaaliya ayaa shaqo joojin ku samaysay goor dhawayd Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ,kadib markii uu ku xad gudbay hab maamuuskii iyo dhaqankii ku haboonaa Xafiiska, uuna si bareer ah u faragaliyay madax banaanida dalka Soomaaliya .   Halkan ka Akhriso.

Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
SHINIILE: QEYBTA 1AAD, WARAYSI KU SAABSAN WAAYIHII NOLOLEED & WAXA UU USOO JOOGAY MID KAMID AH ASKARTII SIYAAD BARE (daawo)
Xildhibaan katirsan Baarlamaanka jubbaland oo ku geeriyooday magaalada Kismaayo

Dowladda Soomaaliya ayaa shaqo joojin ku samaysay goor dhawayd Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Haysom ,kadib markii uu ku xad gudbay hab maamuuskii iyo dhaqankii ku haboonaa Xafiiska, uuna si bareer ah u faragaliyay madax banaanida dalka Soomaaliya .

 

Halkan ka Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuurkanederland 5 years ago

    YUHUUDIGAAN AAN SAXARADABA ISKA DHIQIN EE URAYA EE SHAATIGA KALE SITA SOMALIYA MA wUXUU MOODEY SULUUGII K/AFRICA.!?.
    HORTA WAA LAXALIN LKN INTAASUBA WA SED!.
    WAXAANU WEYNEY HOGAAMIYE HAN LEH OO DIIDA ILHAAMAYSIGA.
    SOMALINA WAA DAD QAB & HAN LEH.
    DIGINNI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE(SUICIDE PROJECT &ISRAELI PLANS)ISNOT MUSLIMS.

DISQUS: 0