Saldhig Boolis oo ku yaala Bosaso oo caawa bam lagu tuuray

HomeWararka

Saldhig Boolis oo ku yaala Bosaso oo caawa bam lagu tuuray

Saldhig boolis oo ku yaala dhanka bari ee magaalada Bosaso oo lagu magacaabo Minjir ayaa lagu tuuray caaway bam gacmeed , sida uu helayo Radio Daljir. Macadda khasaaraha kadhashay. Ciidamada ammaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyey howlgallo ka waday magaalada Bosaso oo ammaanka wax looga qabanayo.  

Barnaamijkii Cayaaraha ee Radio Daljir iyo Cabdiraxmaan Yemeni (Dhegayso)
Xubinta sicirka suuqa iyo qiimaha badeecadaha kala duwan iyo xoolaha
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)

Saldhig boolis oo ku yaala dhanka bari ee magaalada Bosaso oo lagu magacaabo Minjir ayaa lagu tuuray caaway bam gacmeed , sida uu helayo Radio Daljir.

Macadda khasaaraha kadhashay.

Ciidamada ammaanka ayaa maalmihii ugu dambeeyey howlgallo ka waday magaalada Bosaso oo ammaanka wax looga qabanayo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: