Guddoomiyaha Barlamaanka oo sheegay inuu buray Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo laga keenay (Akhriso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Barlamaanka oo sheegay inuu buray Mooshinkii Madaxweyne Farmaajo laga keenay (Akhriso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal ayaa gordhawayd soo saaray qoraal uu ku sheegayo in uu guud ahaan burburay Mooshinkii dhawaan

Cabdi Cali Raage” Wakiilkeygii ololaha doorashada ee Kismaayo waa la xiray si loo soo musaafuriyo”
Hogaamiyaha SSC-Khaatumo oo Muqdisho kulamo xasaasi ah kawadda
Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Guddoomiyaha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal ayaa gordhawayd soo saaray qoraal uu ku sheegayo in uu guud ahaan burburay Mooshinkii dhawaan ay soo Gudbiyeen xildhibaano ka tirsan barlamaanka somaaliya kaas oo looga soo gudbiyey madaxweyne Farmaajo.

Warka qoraalka ah ee uu soo saaray Gudoomiye Mursal ayaa waxaa ka carooday oo kasoo hor jeestay xildhibaanada soo gudbiyay Mooshinka oo sheegay in Gudoomiyaha uu si qaldan kaga laabtay mooshinka madaxweynaha.

HALKAN KA AKHRISO QORAALKA MURSAL XAFIISKISA KASO BAXAY 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: