Puntland oo Mashaaric hormarineed ka fulinaysa degaano gobalka Nugaal ka tirsan (dhegayso/sawiro)

HomeWararka

Puntland oo Mashaaric hormarineed ka fulinaysa degaano gobalka Nugaal ka tirsan (dhegayso/sawiro)

Wasiiru dawlaha Madaxtooyada ahna Afhayeenka dawlada Cabdullaahi Maxamed Jaamac ((Quranjcel)) ayaa degaanka farjano oo Qiyaastii Degmada burtinle 15KM

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
BADHAN: Taliye Sahal Faarax Raage oo Shacabka Gobalka ugu Baaqay inay ka Shaqeeyaan Dowladnimada
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray qaar kamid ah Isbitaallada Muqdisho

Wasiiru dawlaha Madaxtooyada ahna Afhayeenka dawlada Cabdullaahi Maxamed Jaamac ((Quranjcel)) ayaa degaanka farjano oo Qiyaastii Degmada burtinle 15KM kaga beegan Dhinaca Koonfureed geeyey Koox Engeero ah oo qiimeyn ah ku sameyn doona goob laga Taagi doono Riig biyahaha soo saaro,kaas oo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali gaas uu uu degaankas Amray in laga fuliyo..

Wasiir quraanjecel oo ka hadlay Ahmiyada Ceelkan biyaha soo saari doona ayaa u sheegay dadka degaanka inay ilaashadan Mashruucaa qaaliga ah.

Qaar ka mid ah Odayassha degaanka oo iyana dhankooda hadlay ayaa wasiirka uga Mahadceliyey dadaalkiisa horumarinta degaanka uu ka soo jeeedo.

Dadka Degaankan laga hirgaliyeey ceelbiyoodka ayaa baahi weyn u qabaey ceelbiyood noocan oo kale waxayna markii hore ku tiirsanayeen baraago iyo waro xilli roobaadka ku biyooba kuwas o xilliyada abaarta dhib weyn ay kala kulmaaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: