HomeUncategorized

Garaad Saleebaan oo saxiixay Toban mudane oo Sool u metelaya baarlamanka Puntland (Dhegeyso)

Taleex, December 24, 2013 - Gobollada Sool iyo Cayn waxaa weli laga sugayaa xildhibaanadii u meteli lahaa baarlamanka cusub ee Puntland, in kastoo dhowr jeer oo hore lagu celceliyey in aan wax Xildhibaano.

?Tayada iyo tirada ciidanka daraawiishta iyo kuwa booliska gobolka Sanaag aad bay u liitaan? Taliyaha qaybta Sanaag, Gashaanle Guuleed,
Baahin: Khamiis, Aug 11, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. Warbixin ku saabsan saamaynta abaaraha ee gobollada koonfureed ee Somaliya; Xukuumada federaalka ah oo sheegtay in Sebtembar la qaban doono shirka wadatashiga Somalida; Mid ka mid ah maxaabiistii lagu qabtay Taleex oo u dhintay dhaawicii soo gaaray.
Wiil Somali Ah oo Lagu Dilay Swedan

Taleex, December 24, 2013 – Gobollada Sool iyo Cayn waxaa weli laga sugayaa xildhibaanadii u meteli lahaa baarlamanka cusub ee Puntland, in kastoo dhowr jeer oo hore lagu celceliyey in aan wax Xildhibaano ah sanadkan ka tegi doonin Puntland.

Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah isimada waa wayn ee gobollada Sool iyo Cayn ayaa sheegay in uu saxiixay ilaa 10 Xildhibaan oo gobolladaas u meteli doono baarlamanka cusub ee Puntland.

Garaadka oo wax laga weydiiyey in isimada waa wayn ee gobolladaasi ay diideen inay xildhibaano u diraan Puntland, waxaa uu ku jawaabay in uusan arintaas waxba kala socon isla markaasna uu si buuxda u saxiixay mudanayaal meteli doono baarlamanka.

Waxaa uu ku baaqay Garaad Saleebaan in loo baahan yahay xiligan in la dhowro jiritaanka iyo midnimada Puntland, isagoo ugu baaqay waxyaabaha la isku hayo in xal buuxa laga gaaro si looga fogaado bur bur? iyo amni xumo.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Dhegeyso: – Garaad Saleeban Garaad oo u waramay Jamaal Faarax oo daljir ka tirsan

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: