Guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda sare ee xukuumadda oo khilaaf uu soo kala dhexgalay

HomeWararka

Guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda sare ee xukuumadda oo khilaaf uu soo kala dhexgalay

Wararka laga helayo Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in khilaaf ugub ah uu soo kala dhexgalay guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda sare ee dowladda gaa

Danyarta Garoowe oo ka cabanaya Maamulka Degmadda (dhegayso)
Wasiirka Amniga Jubbaland oo ku Baaqay Dagaal kadhan ah Alshabaab (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay dagaal horleh oo ka dhan ah Al-Shabaab

Wararka laga helayo Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in khilaaf ugub ah uu soo kala dhexgalay guddoomiyaha baarlamaanka iyo madaxda sare ee dowladda gaara ahaan raysal wasaaraha iyo madaxwaynaha.

Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa ku adkaystay

1- in Ciidamada la geeyey Baydhabo dib loo soo celiyo

2- In uu tartamo Mukhtaar Roobow oo aan Musharaxnimadiisa laga hor istaagin

3- In Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka ay shaqadooda wataan

Madaxwaynaha iyo raysal wasaaraha ayaa wada dadaalo ay ku qancinayaan guddoomiyaha baarlamaanka inuu ka tanaasulo go’aamadiisa.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: