Kulanka Golaha wasiirrada Oo Looga Hadaly Tirakoobka Shaqaalaha Iyo Qorshaha Dayn Cafinta (Sawiro)

HomeWararka

Kulanka Golaha wasiirrada Oo Looga Hadaly Tirakoobka Shaqaalaha Iyo Qorshaha Dayn Cafinta (Sawiro)

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee

Wararkii ugu dambeeyay ee xaalada degmada Xaafuun (daawo)
Galmudug oo faahfaahin ka bixisay shirka dhuusamareeb 3 (Daawo)
DFS oo hadalki Madaxweynaha Faransiiska ku tilmaamtay mid gaf weyn ku ah islaamka ah

Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika iyo qorshaha geeddi socodka dayn Cafinta Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulanka maanta oo sidoo kale warbixin looga dhagaysatay wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa intii kulanku uu socday u sheegay wasiirrada in muhiim ay tahay in wasaarad waliba shaqadii loo xil saaray ay dardar geliso si loogu guulaysto qorshaha qaran.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: