HomeUncategorized

Baahin: Khamiis, 7 Nov 2013, 2013, Caawa Iyo Daljir, Weriye Khadar Cawl Ismaaciil ~ Daljir ~ Buuhoodle

Qaar kamid ah Musharixiin doonaya hoggaanka Puntland oo Nairobi ku shiray qoddobana shirkooda ka soo saaray, Hogaanka maamulka Khaatumo oo soo dhoweeyey inay wada hadal la galaan Puntland kuna xiray marka isbedel ka dhaco, Ra?isal wasaare Shirdoon oo maanta Muqdisho ku daah furay shir-weynaha qaran ee caafimaadka dalka, Bandow lagu soo rogey Caabudwaaq, dhaliilo loo jeediyey shirkii Jubbooyinka ee Muqdisho kusoo dhamaaday.

Mashruuc laami loogu samaynayo magaalada Boosaaso oo maanata qallinka lagu duugay.
Danjire Micheal Keating oo ammaanay doorka haweenka ee xukuumadda cusub.
DHEGEYSO-Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ka hadlay qorshaha Donald Trump ee Soomaaliya.
Qaar kamid ah Musharixiin doonaya hoggaanka Puntland oo Nairobi ku shiray qoddobana shirkooda ka soo saaray, Hogaanka maamulka Khaatumo oo soo dhoweeyey inay wada hadal la galaan Puntland kuna xiray marka isbedel ka dhaco, Ra?isal wasaare Shirdoon oo maanta Muqdisho ku daah furay shir-weynaha qaran ee caafimaadka dalka, Bandow lagu soo rogey Caabudwaaq, dhaliilo loo jeediyey shirkii Jubbooyinka ee Muqdisho kusoo dhamaaday.
?
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: