Gaas oo sagootiyeey Madaxweynaha Galmudug Xaaf (dhegayso)

HomeWararka

Gaas oo sagootiyeey Madaxweynaha Galmudug Xaaf (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sagootiyeey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maalmahan ku sugnaa Garoow

KAMPALA | Shir looga hadlayay Samaynta isbadal cimilada ayaa Maanta Kambaala ka furmay
Munaasabad lagu soo dhaweyneyey Bilashada Bisha Mowliid oo lagu qabtay Caabudwaaq (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Madar , Daljir Garoowe (dhegayso)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta sagootiyeey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo maalmahan ku sugnaa Garoowe,

Xaaf ayaa usocdaalay Magaaladda Gaalkacyo,isagoo qayb ka ahaa Madaxda ka qayb gashay shirkii Golaha iskaashiga dowlad gobaleedyadda.

Gaas ayaa sheegay in uu ku faraxsanyahay in uu sagootiyo Madaxweyne Xaaf isago sheegay in uu yahay Nabadoon somaliyeed.

Dhinaca kale Madaxweyanaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa ka mahadceliyeey sida wanaagsan ee shacabka Puntland ugu soo dhaweyeen Garoowe,isago sheegay in uu u mahadcelinayo maamul iyo madaxba.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: