Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 160, Oct 29 2018 Taliyaha Qaybta Boolisk

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinaayo wax soo saarka Dalka
Warka Fiidnimo iyo Faadumo dagan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku magacaabay xeer Madaxweyne Lr 160, Oct 29 2018 Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Puntland.
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo.

Wuxuu Xeeriyey.

Waxaa G/Sare Xassan Cabdullaahi Maxamed loo magacaabay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: